Uncategorized

Hel Naqshado Jacayleed Oo 3D Ah

Naqshadahan waa naqshado jacayleed, kuwaasood u adeegsan karto naqshadahaaga xiga, waana 3D-yo jacayleed oo bilic ahaan iyo muuqaal ahaanba qurux badan.

Faylkana waxaa kuugu jira 3D-yadoo “PNG” ah, iyo iyagoo “PSD” ah kaasood ku furi karto Photosho-kaaga, si aad brand-kaaga ugu sunteeso, ama aad si toos ah u adeegsan karto.



Hagaag, gujji link-gan oo Hel Naqshado Jacayleed Oo 3D-yo Ah



Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button