Uncategorized

Hel Mockups-yo 3D-yo Ah

Hel Mockups-yo 3D-yo ah, Taasood ku qurxin karto naqshadahaaga, una ekaysiinaya kuwo bilic ahaan iyo muuqaal ahaanba qurux badan.

Mockups-yadan waa mockups-yo ku gaar ah telefoonada, kuwaasood u adeegsan karto naqshadahaaga xiga, ama aad ku soo bandhigi garto ganacsigaaga ama mashruucaagaba. Waana mockups-yo bilic ahaan iyo muuqaal ahaanba qurux badan.

Faylkana waxaa kuugu jira 3D-yadoo “PNG” ah, iyo iyagoo “PSD” ah kaasood ku furi karto Photosho-kaaga, si aad brand-kaaga ugu sunteeso, ama aad si toos ah u adeegsan karto.



Hagaag, gujji link-gan oo Hel Mockups-yo 3D-yo Ah



Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button