Files

Hel Gacmo 3D-yo Ah

Hel gacmo 3D-yo ah, Taasood ku qurxin karto naqshadahaaga, una ekaysiinaya kuwo bilic ahaan iyo muuqaal ahaanba qurux badan.

Gacmahan 3D-yada ah waa gacmo aad u adeegsan karto naqshadahaaga, adigoo waliba awood u leh inaad wax ka bedesho, oo aad brand-kaaga ku sunteeso.

Faylkana waxaa kuugu jira 3D-yadoo “PNG” ah, iyo iyagoo “PSD” ah kaasood ku furi karto Photosho-kaaga, si aad brand-kaaga ugu sunteeso, ama aad si toos ah u adeegsan karto.



Hagaag, gujji link-gan oo Hel Gacmo 3D-yo Ah



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button